Home Afsomali Madaxweynaha somaliland ha loo doorto Xildhibaan Maxamed Abiib :-

Madaxweynaha somaliland ha loo doorto Xildhibaan Maxamed Abiib :-

In lakala qaaro hooyo iyo ilmaheedi , qoys iyo hantidiisii oo 30 sanno ku noola halkan meel ay dawlad nimada kasoo gasho ma garanayo

Xildhibaankaa halaga dhigo Madaxweynaha Somaliland

Degree tooying joog hoose ku socdo ayuu soo saaraa muuse Biixi ”

Xildhibaan Maxamed Abiib :-

Mudane m.wayne Qofkii siyaasadada dhaliilaa madadka ayuu kiciyay oo dalka ayuu baabinayaa???

Mudane m.wayne qofkii ganacsiga la xayiray sheegaa ma dastuurka ayuu jabiyay?

M.wayne qofka yidhi dalka qayb kamida ganacsiga qaar ma gadhi karo iyo kayidhi ha wada gadho keebaa dastuurka jabiyay?

Mudane m.wayne qofka qalinkaaga dhaliilaa ma dastuurka ayuu jabiyay?

Mudane M.wayne maalin walba kursi Awdal ku fadhiday ayaad cid kale sii oo maynis uun ku wadaaye qofka kadaa ku yidhaa ma dastuurka ayuu jabiyay?

Mudane m.wayne qofka leh dadka aan waddanka ka saarayno si nidaamsan oo sharciga iyo insaan nimada waafaqsan aan u saarno miyaa dastuurka jabiyay?.

Mudane m.wayne qofka leh aan musuqa qaraabo kiilka iyo eexda iska dayno ma dastuurka ayuu jabiyay??

In lakala qaaro hooyo iyo ilmaheedi , qoys iyo hantidiisii oo 30 sanno ku noola halkan meel ay dawlad nimada kasoo gasho ma garanayo .

Wixii Laascaanood ka dhacay waxay ka soo hor jeedaan dawlad-nimada , reer Boramaw yaan laydiin bahala galin dadka walaalaheen ah , magan galyado waa shay muhiima , ninka magantiisa laga kaxaystaana sharaf maleh “.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.