Home Afsomali Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay isimada Gobolka Mudug

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay isimada Gobolka Mudug

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa isimada iyo waxgaradka gobolka Mudug ka raali galiyay habkii uu u maamulay kuraasta aqalka hoose ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Mudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.