Home Afsomali Madaxweyne Farmaajo ayaa u duulay wadamada ay ka sodaan ciidamada...

Madaxweyne Farmaajo ayaa u duulay wadamada ay ka sodaan ciidamada AMISOM ee Midowga Africa

Madaxweyne Farmaajo ayaa La sheegayaa in uu safar deg deg ah ku tagi Doono Dalalka Diriska la ah Soomaaliya oo ay Ciidamo Ka Joogaan Soomaaliya.

Warar Lagu Kalsoon yahay  ayaa sheegaya in dalalka Ethiopia , Uganda, iyo DJabouti, uu Madaxwaynuhu Safar Ku tegi doono si dalalkan oo ciidamo ka joogaan Soomaaliya uu weydiisto taageero milateri,

Wararka Laga Helayo Madaxtooyada dalka ayaa Ku waramaya in Madaxwaynuhu Dalalkaas Codsi ka dhan ah Alshabaab uu Dalalkaasi Waydiisan Doono.

Dowladda Federaalka ayaa qorsheyneyso in guluf dagaal ku qaado Al-Shabaab, Goobaha ay Maamulkaan si ay ula wareegaan gacan ku heynta degaanadaas .

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.