Home Afsomali Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo istanbuul uga sii gudbay ankara oo...

Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisa oo istanbuul uga sii gudbay ankara oo uu kaga qeybgalayo …

Madaxwaynaha Jamhuuriyda ayaa soo gaaray Istanbul waxa uuna usii gudbayaa Ankara halkaasi oo kaga qeeb galayo Shirka Xisbiga Ak Party Ee Dalkan Turkiga oo lagu martiqaaday Madaxwayne Farmaajo.

Sidoo kale Madaxwayne Farmaajo waxa uu kulama la yeelan donaa Madaxwayne Erdugan iyagoona kawada hadli doona xiriirka labada Dal.

Wafdiga madaxwaynaha ayaa saakay kasoo kicitimay Dalka Jabuuti oo booqasho Hal cisho ah ku joogay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.