Home Afsomali Madaxweyne farmaajo oo ciidamada amaanka faray in wadooyinka loo furo shacbka iyo...

Madaxweyne farmaajo oo ciidamada amaanka faray in wadooyinka loo furo shacbka iyo gaadiidka ay wataan

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka jawaabay qeyla dhaan kasoo yeertay dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Muqdisho.

Dadka shacabka ayaa qeyla dhaan ka muujiyay waddooyinka magaalada Muqdisho oo u xiran ciidamada amaanka, kadib markii dhagxaan iyo carro tuur lagu jaray waddooyinka.

Madaxweynaha oo qeyla dhaanta ka duulaya ayaa amray in shacabka loo Sahlo isu Socodka Maagaaladda ,loona furo wadooyinka xiran.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay wada shaqeyn dhexmarta ciidamada iyo Shacabka, sidaa aawgeed uusan ka raali aheyn in shacabka lagu dhibaateeyo waddooyinka xili lagu guda jiro maalmaha ciida.

Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabayaa cabashada shacabka ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinka waxa uuna bartiisa kusoo qoray:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.