Home Afsomali Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Taliyihii hore booliska Gobolka Banaadir

Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Taliyihii hore booliska Gobolka Banaadir

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Cumar Maxamed (Saadaq Joon), si waafaqsan sharciga Ciidamada.

Xeerka Madaxwaynaha waxaa sidoo kale looga xayuubiyay Saadaq Joon wixii xuquuq ah ee uu lahaa ka hor Darajo ka xayuubinta ee sharcigu tilmaamayay.

Xeerkan ayaa nuqul ka mida la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.