Home Afsomali Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray nairobi Xili ay taagan tahay Muran badeeda

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray nairobi Xili ay taagan tahay Muran badeeda

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Waxaa lagu waddaa in uu kulamo kala duwan la qaato Madaxda dalkaasi,islamarkaana uu kala hadlo arimo dhowr ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.