Home Afsomali Madaxweyne Farmaajo oo shir Gudoomiyey Shirka Amnioga Qaranka

Madaxweyne Farmaajo oo shir Gudoomiyey Shirka Amnioga Qaranka

Kulan hor dhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo hab oline ah lagu qabtay ayaa waxaa ka qeybgalay Raiisal wasaare Xasan Cali kheyre ku xigeenka Raiisal wasaraha madaxweynayaasha maamul Goboleyada oo uu ku jira Gudoomiyaha Gobolka Banadir

madaxweynaha ayaa ka qeybgalayaasha shirka la wadaagay shirkii dhawaan ka dhacay dalka jabuuti ajandayaashii ka soo baxay ee ay isla meeldhigeen Dowlada Somalia iyo Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.