Waxaaa goor dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose tagay wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaa soo diiran loogu soo dhaweeyey halkaasi.
waxaana dagmada lagu daadiyey ciidamo u gaar ah nabadsugida somaliya iyo kuwa gashaan waxaana u sii dhiman deegaanka bariie ilaa Nambar konton
Wafdiga madaxweynaha waxaa ku soo dhaweeyey Afgooye, qaar ka mid ah madaxda maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo aad loo adkeeyey amaanka, waxaana saakay hore hakad la galiyey dhaqdhaqaaqa gaadiidka, si la xaqiijiyo amniga.
Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu booqdo xarumaha ciidamada dowladda ee gobolkaasi, isagoo kormeer ku sameen doono gobolka, gaar ahaan arrimaha ciidamada dowladda oo dagaal kula jira Alshabaab oo ku xoogan Shabeellaha Hoose.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0