Home Afsomali Madaxweyne Farmaajo oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Ku xigeenadiisii...

Madaxweyne Farmaajo oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Ku xigeenadiisii iyo Enj Yariisow oo Noqday duqa Cusub ee maamulka Gobolka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Ku Xigeennadiisa

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Ku Xigeennadiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) 

-Markuu arkay soojeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka& Dib-u-heshiisiinta;

Markuu wadatashi la sameeyey, islamarkaasna dhageystey talooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya;

 Madaxweyahu waxuu shaqsiyaadka hoose u magacaabay xilalkakala ah:

  • Mudane Cabdiraxmaan CumarCismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna Duqa Muqdisho;

 

Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad eeAmniga iyo Siyaasada;

 

Hussein Mohamed Nurwaxaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Maamulka & Maaliyada;

 

  • Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta

 

  • Aadan Sheikh Cali Fidow waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka HowlahaGuud

 

  • Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.