Home Afsomali Madaxweyne Waare oo Safiirada Dowladaha Ingiriiska, iyo Mareykanka Ee Soomaaliya uga Xoog...

Madaxweyne Waare oo Safiirada Dowladaha Ingiriiska, iyo Mareykanka Ee Soomaaliya uga Xoog Waramay xaaladaguud ee Hirshabelle ( DAAWO SAWIRADA )

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Dowladaha Ingiriiska, iyo Mareykanka Ee Soomaaliya Danjire Ben Fender OBE, iyo Ambassador Donald Yamamoto.

Madaxweynaha Iyo Safiirada ayaa ka wada hadlay Sidi xal waara looga gaari Lahaa fatahaadda ku soo noq noqday Magaalada Beledweyne iyo deegaanno ka mid Hirshabelle, iyo Sidii US iyo UK qeyb uga noqon lahaayeen mashaariicda horimarineed ee hakinta fatahaadaha, Dardargelinta Mashaariicda Somali Stabilty Fund ee HirShabelle (UK), iyo arrimo kale oo la xiriira dib u dhiska iyo horumarinta Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.