Home Afsomali Madaxweyne Xasan oo daahfurey caawa ololihiisa musharaxa maaxweyne (DAAWO SAWIRADA)

Madaxweyne Xasan oo daahfurey caawa ololihiisa musharaxa maaxweyne (DAAWO SAWIRADA)

Munaasibadaan oo ka dhacday magaalada muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah xubnaha labada gole gudoomiyaha kmg ee baarlamaanka cusub iyo ku xigeenkiisa saraalkii ciidan iyo marti sharaf kale

Muaasibada ayaa lagu furey heeso madaalo iyo riwaayad

Kulanka ayaa waxaa goobjoogayaal ka ahaa ilaa 280 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada cododka uu ka sugayo hadii ay u codeeyaana uu mar kale guushu ku raaceyso .

Madaxweynaha oo qudbad ka mid ah qudbadihiisa ololaha doorashada ka jeediyey qudbad dhinacyo badan taabaneysa

Xasan sheekh ayaa qudbadiisa ku hadal qaaday wadahadalka y dhaxeey dowlads iyo maamulka somaliland

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu la dagaalami doono musuqmaasuqa uuna soo clin doono isticmaalka shilinka somaliga isla markaana dalka oo dhan shiidaal laga baari doono

 

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCm

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.