Home Afsomali Madaxweyne Xasan oo Muqdisho isugu yeeray xubnihii Midowga Musharaxiinta iyo xog ku…

Madaxweyne Xasan oo Muqdisho isugu yeeray xubnihii Midowga Musharaxiinta iyo xog ku…

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu bilaabo kulamo siyaasadeed oo u badan wadatashi, kulamadaa ayaana lagu wadaa in uu la qaato qaar kamid saaxiibadiisii hore ee siyaasada xilligii Farmaajo.

Sida aan xogta ku helnay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u raadinaya xubnihii ay kawada tirsanaayeen golihii midowga musharaxiinta, waxa uuna xubnahan oo qaarkood dalka dibadiisa ku maqan ku casuumay in ay Muqdisho yimaadaan.

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in Muqdisho yimaadaan Siyaasiyiin uu ka mid yahay Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo xubno kale oo ka qeyb geli doona kulanka uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku martiqaaday siyaamileyda siyaasadda.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa siyaasiyiinta kamid ah saamileyda siyaasadda dalka doonaya in uu wadatashi kala yeesho heshiiskii Siyaasadeed ee 27 May ee sanadkan ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.