Home Afsomali Muuqaal dhameystiran Madaxweyne Xasan oo Xamsa Cabdi u magacabay Ra’iisul Wasaaraha Dalka...

Muuqaal dhameystiran Madaxweyne Xasan oo Xamsa Cabdi u magacabay Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo heysto Ethiopan passport kana soo jeedo ismaamulka Somalida kilinka

 

Madaxweyne Xasan oo Xamsa Cabdi u magacabay Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo heysto Ethiopan passport kana soo jeedo ismaamulka Somalida kilinka

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u magacaabay Dr Xamsa Cabdi Barre.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub inuu Alle u fududeeyo xilka loo igmaday.

Ra’iisul Wasaaraha cusub ayaa balan qaaday inuu ku shaqeyn doono sharuucda dalka u yaalo.

Previous articleHay’ada Hormuud Salaam Foundation ayaa 10 sariiriiraha dhalada ah ee la galiyo caruurta aan bila dhameysanin ugu deeqday isbitaalka Banaadir.
Next articleMuuqaal dhameystiran Wariyayaal laga qariyey Magacaabida Raiisal wasaaraha oo warbaahinta ka hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.