Home Afsomali Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay William Ruto

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay William Ruto

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Kenya ee William Ruto

Qoraal lagu taabacay Barta twitter-ka ee Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Ruto laga rajeeynayo in uu sii xoojiyo wadashaqeynta labada dowladood.

“Waxa uu si diiran ugu hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya William Samoei Ruto, ka dib markii uu ku guulaystay doorashada. Madaxweynuhu waxa ka rajaynayaa in uu ka shaqeeyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah & iskaashiga dhow ee ka dhexeeya labada dowladood ayuu yiri” Madaxweynaha.

Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horreeyay ee African ah oo u hambaleeya Madaxweynaha loo doortay dalka Kenya ee William Ruto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.