Ciidamada geesiyaasha Xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Ciidamada difaaca Shacabka Ee Macawisley ayaa la wareegay galabta Magaalada Istaraatiijiga ah ee Caad oo kutaala Koofurta gobolka Mudug.
Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa hareereeyay magaalada, markii ay hubiyeen baaritaana ay ku sameeyeen gudaha Magaalada ayaana Shacabka iyo Ciidamada Deegaanka loo ogolaaday si aysan u saameyn waxyaabaha Qarxa.
Ciidamada XDS ayaa u taagan xili kasta u adeegida Bulshada.