Home Afsomali Magaalada ceelbuur Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday (...

Magaalada ceelbuur Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday ( DAAWO SAWIRADA )

Alshabaab iyo dad Shacab ah o si wanaagsan ugu wada ciiday ceelbuur

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgduud waxay kamid tahay magaalooyinka sida weyn looga dabaal degay munaasabadda Ciidul adxaa.

Kumanaan qof ayaa fagaare weyn ku tukaday waxaana waddooyinka magaalada Ceelbuur lagu arkayaa shacab iyo Alshabaab si heer sare ah udamaashaadaya.

Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Alshabaab ee Galguduud iyo ciidamo hubeysan ayaa lagu arkayay fagaarayaasha magaalada iyagoo shacabka kala qeyb qaadanayay farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.