Home Afsomali Magacyada iyo darajada Hey.adda nabad sugida iyo Sirdoonka qaranka oo saraakiil ku...

Magacyada iyo darajada Hey.adda nabad sugida iyo Sirdoonka qaranka oo saraakiil ku sameysay shaqo joojin

Ku: S/guuto Cabdalle Cabdulaahi Maxamed

Ku:  G/ sare  C/ Qaadir maxamed Nuur ( Jaamac )

Og: dhamaan qeybaha & hogaanada HSNQ. Muqdisho

Og: Madaxa Shaqaalah HSNQ.   Muqdisho

Ujeedo shaqo ka joojin .

MARKA UU ARKAY : Xeer Lr 14 ee soo baxay 15ka Febraayo 1970 kuna saabsan dhismaha hey.addaha Nabdsugida iyo sirdoonka qaranka

MARKUU ARKAY :Xeer Madaxweyne Lr 71 ; Taariikh 28:02:2018 ee Madaxweynaha JFS uu ku magacaabay Agaasimaha Guud ee hey.adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka iyo Go,aanka Golaha wasiirada Xukuumada Soomaaliya Ref :XRW/0557/02/18 Taariikhda 19/02/2018

MARKA UU Tixgaliyey : Caqabadaha Heysta waajibaadka Shaqada HSNQ WAXAA UU SOO SAARAY AMARKAAN :

qodobka 1aad

laga blaabo marka uu saxiixo Agaasimaha guud ee Hey.adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka waxaa shaqada laga joojiyey taliye Xigeenada magacoodu yahay

  1. S/ guuto Cabdale Cabdulaahi maxamed
  2. G/ sare Cabduqadir Maxamed Nuur ( Jaamac )

dhamaan Qeybaha iyo Hogaanada HSNQ. waxaa la farayaa in ay amarkaan u hogaansamaan

Shaqo wacan

wareegtadaan ayaa waxaa ku saxiixan

Agaamimaha guud ee hey.adda nabadsugida iyo sirodonka Qaranka

Xusen Cismaan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.