Home Afsomali Mahald Maxamed salaad oo ka hadlay dilka taliyihii Nisss ee Gobolka...

Mahald Maxamed salaad oo ka hadlay dilka taliyihii Nisss ee Gobolka gedo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad ayaa war ka soo saaray dilkii taliyaha NISA ee gobolka Gedo, Marxuum Cabdiraxmaan Cabdullaahi (Bakaal Kooke) oo saaka ku dhintay qarax loogu xiray gaarigiisa oo ka dhacay duleedka degmada Luuq ee gobolkaasi. Ugu horreyn Mahad Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha hay’adda iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuum Bakaal Kooke, oo ahaa Taliyihii NISA ee gobalka Gedo…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.