Home Afsomali Majaajileeste Ajakis oo ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho

Majaajileeste Ajakis oo ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho

Majaajileeste Ajakis oo ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho.

Ku dhowaad mudo 4-saacadood ayuu miir daboolanyahay walaakeen Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo gelinkii dambe ee maanta uu xanuun ku soo booday, waxaana hada la tacaalaya dhaqaatiirka caafimaadka ee qeybta gar-gaarka deg-dega,

Waxaan alaah ugu baryeynaa Wuu dhibanyahay in uu Allaah dhibka ka qaado, oo uu caafimaad ugu bedelo. Amiin. Amiin Amiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.