Home Afsomali Majaajiliiste abwaan Sooraan oo Burco ugu geeriyooday carona

Majaajiliiste abwaan Sooraan oo Burco ugu geeriyooday carona

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Burco maanta ku geeriyooday Majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle.

Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa ay Soomaalidu aad u daawan jireen muuqaalladiisa.

Sooraan wuxuu caan ku ahaa sheekooyin ay inta badan isla soo jili jireen Abwaan Jawaan oo ay saaxiibo ahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com