Home Afsomali Mareykanka iyo Ingariiska oo safaaradahooda u diiday Musharaxiin Xildhibaan u sharaxan...

Mareykanka iyo Ingariiska oo safaaradahooda u diiday Musharaxiin Xildhibaan u sharaxan Qaarkood

Sida aan ku heleyno warar lagu kalsoonan karo ayaa shegayo in Safaaradaha wadamada dhaqaalaha ku bixiyo Somaliya  in ay u gudbiyeen liis musharaxiin Xildhibaan lagu tuhmayo Danbiyo in aysan isku soo sharaxi karin Xildhibaano

Xildhibaanadaa ayaa looga shakisan yahay Alshabaab iyo kuwa Danbi ka galay shacabka Somaliyeed

Safiirada Mareykanka iyo UK ayaa liiska magacyada u gudbiyey Gudiga Doorashada heer faderaal iyadoona sida la sheegay liiskaasu ku jiraan shaqsiyaad caan ah kuwaa oo aan wali helin magacyadooda

Somaliya ayaa faragalin lagu hayaa taa oo keentay in la waayo shaqsiyaad ka hortgo damaca wadamada reer Galbeedka ka wadaan Soomaliy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.