Home Afsomali Mareykanka oo cunaqabateyn cusub kala dul dhacay dalka Shiinaha dadka

Mareykanka oo cunaqabateyn cusub kala dul dhacay dalka Shiinaha dadka

Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in cunaqabateyn uu kusoo rogay saraakiil kasoo jeedda Shiinaha oo uu ku eedeeyay in tacaddiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ay u geysteen muslimiinta ku nool qaar ka mid ah gobolada iyo magaloyinka  ee dalka Shiinaha.

sarakiishi  ugu horreeyay oo Shiinees ah oo uu Mareykanka cunqabateyn kusoo rogo.

Xaaladda Muslimiinta laga tirada badan yahay ee dalkasi ayaa sanadihii dambe laga deyrinayay, kadib markii lasoo wariyay in dhibaato joogta ah ay kala kulmaan xukuumadda Shiinaha.

Shiinaha wuxuu beeniyay in wax dhibaato ah uu ku hayo muslimiinta ku nool dalka shiinaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.