Home Afsomali Markab aad u weyn una rarnaa ganacsato soomaaliyeed ayaa ku caariyey Dekada...

Markab aad u weyn una rarnaa ganacsato soomaaliyeed ayaa ku caariyey Dekada Magaalada Muqdisho

markabsiday shixnado iyo agab kala duwan una rarnaa dad ganacsato ah oo ku soo caariyey xeebta dekadda Muqdisho.

Markabkaan ayaa siday qalab kala duwan iyo gaadiid . Bagaasho iyo raashin

Markabkan oo magaciisa layiraahdo MSC Postano, ayaa cillad dhanka matoorka ku timid waxyar kahor markii uu usoo dhaqaaqay dhanka dekadda Muqdisho si uu ugu soo xirto.

Waxaana aad u yar rajada laga qabo in markabkan la badbaadiyo, sababo laxiriira dabaylo xooggan oo ka dhacaya xeebaha Muqdisho iyo nawaaxigeeda.

Sawiraradii markii ugu danbeysay laga soo qaaday ayaa muujiyey markabka oo biyaha sii galaya

Markabka ayaa xiligii uu dakada ku soo xiranayey ku timid cilad xaga mishinka ah taasi oo sabaabtay in socodkii gabo wuxaana ka lumay controlkii ilaa  uu karkabku iskii iyo xowligii uu ku socday la aaday meelo qaldan .

Hase yeeshee markii danbe ayaa lagu guuleystay in la badbaadiyo

Arintaan ayaa Noqoneysa qasaare kale oo ku yimaada shacabka soomaaaliyeed oo ceymisoodu yahay shirkada takaaful.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.