Home Afsomali Masar oo saldhig milartary Somalia ka sameysaneysa

Masar oo saldhig milartary Somalia ka sameysaneysa

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faafisay markii ugu horeysay in Dawladdaha Soomaaliya iyo Masar, ku heshiiyeen in ay Xukuumadda Qaahira ka taageerto Muqdisho, Mashruuca dhismaha ciidamada xoogga dalka, iyadoo horey ay dawladdu u qarisay warkan markii ay Hoggaamiyayaashu wada qabteen shirka jaraa’id.

Mashruuca dhismaha ciidamada xoogga, waxay horey Soomaaliya ugula heshiisay dawladda Turkiga.

Heshiiska ay Villa Soomaaliya tabisay ( Barnaamijka 100, ka maalmood) ayaa ka dhigan in Qaahira ay saameyn ku yeelan doonto arrimaha CXD, taasoo ay ku xigi karto in saldhig ay ka samaysato Masar gudaha dalka, ayna qayb ka noqon karto howlgalka ATMIS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.