Home Afsomali Masuul ka tirsan shaqaalaha Qaramada midoobay oo Dowlada soomaaliya dalka ka ceyrisay...

Masuul ka tirsan shaqaalaha Qaramada midoobay oo Dowlada soomaaliya dalka ka ceyrisay sababta sii Aqriso

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaliya ay  dalka ka ceyrisey Madaxa hay’adda qaramada midoobay ee cuntada ee FAO oo magaciisu yahay Richard Trenchard, kaasoo lagu eedeeyey dhaqan xumo iyo meel ka dhacyo waaweyn.

Richard Trenchard ayaa la sheegay in dhowrkii sano aynu soo dhaafnay uu ahaa madaxa hay’adda qaramada midoobay ee cuntada ee FAO, islamarkaana Dowladda Soomalia ay ku waday baaritaano ku aadan eedeemaha loosoo jeediyay ee ku aadan dhaqan xumo iyo meel ka dhac weyn.

Wuxuuna noqonayaa masuulkii ugu darajada sareeyey oo dalka laga ceyriyo.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.