Home Afsomali Mas’uuliyiin hor leh oo loo xir xirey falala musuq maasuq iyo...

Mas’uuliyiin hor leh oo loo xir xirey falala musuq maasuq iyo isdaba marin dhaqaale

SOMALIA-POLITICS/

Soomaaliland ayaa markale waxaa ay sheegtay in mas’uuliyiin kala duwan loo xiray falal la xiriira musuq maasuq, xilli kal hore Magaaalada burco mas’uuliyiin loogu xiray.

Hanti-dhawraha guud ee Somaliland Khadar Yuusuf Dirir, oo la hadlay VOA ayaa sheegay in burco, Boorama iyo Berbera ay ku xireen saraakiil Dawladeed oo ku eedayaan arrimo Musuq-maasuq.

Sidoo kale waxa uu sheegay in la xiray dad shacab ah oo lagu qabtay in ay sameeyeen ducument Been abuur ah, kuwaas oo si caadi ah ugu Shaqeysanayay.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo hore xir xirtay mas’uuliyiin hoose,kuwaas oo lagu eedeeyay falal la xiriira musuq maasuq, iyada oo qaarkood la xukumay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.