Home Afsomali Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarka

Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarka

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir ahna ku simaha guddoomiyaha oo uu wehliyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee gobolka Banaadir ayaa isbitaalka digfeer ee Magaalada Muqdisho ayaa ku booqday dhawaacyadii dadkii ku wax yeeladu kasoo gaartay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta dowlada hoose ee Xamar.

Guddoomiyaasha ayaa mid mid u dul tagay dhaawacyada iyaga oo xaaladooda ka wareystay Allana uga baryay caafimaad taam ah

Shalay ayey aheyd markii xubno ka tirsan ururkq Al-Shabaab ay weerar ku bilowday qarax ku qaadeen xarunta Maamulka ay ku dhaawacmeen ugu dambeyntiina weerarkaas ay ciidamada ammaanku soo afjareen, isla markaana ay toogteen dhammaan raggii weeraray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.