Home Afsomali Masuulkaan Maxaa Buul looga dhigay aqoontiisase Maa bulshada looga faaiideeyo

Masuulkaan Maxaa Buul looga dhigay aqoontiisase Maa bulshada looga faaiideeyo

Gudomiye Colonel Cabdullahi Maxamed nuur(Dr Dhicisow) waa siyaasi Ruug Cadaa ah Shaqooyin kala Duwan ka soo qabtay Soomaliya Dowladahii dalka Soomaray

 

Gudomiye Colonel Cabdullahi Maxamed nuur(Dr Dhicisow) waa Dhaqtar Dhowr Shaado Heysta waxii Xiligii Siyaad Bare ahaa caawiya Dhaqtarka Madaxweyne Siyaad Bare markiib Danbe waxaa loo magacaabay Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Xamarvweyne 1989

 

Wuxuu ahaa Dhaqtarkii isbitaalka Amisom ufadhiyay umada dhibaateysan ee Soomaaliyeed iyo Ciidamada qalabkasida dhamaantood 2008 ilaa 2016 Afagoo ayuu madaxa isbitaalka Xooga

 

Si doo kale waxuu kale uu Noqday mar Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Howl Wadaag isagoona Darajada Korneelka qaatay kadibna waxaa Loo magacabay in uu Noqdo Xiligii Shariif Xasan Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Bulshada iyo Siyaasada Gobilka Shabeelada Hose isagoona Xilkiisa kuwaayey Taageerada Dowlada Farmaajo waxna uu ka qaban qaabiyey Banaanbaxyo lagu taageeraay Deegaana Badan oo Gobolka Shabeelada hoose waase Nasiib Badaro Dowladii uu dartiis Shaqada ku waayey waxba uguma qaban Aqoontiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.