Home Afsomali MAXAA LAGU DOORTAY. RAGAAN. MAXAASE. LOO HADAL HAYAA ...

MAXAA LAGU DOORTAY. RAGAAN. MAXAASE. LOO HADAL HAYAA MUDANE. ALI. SHEIKH. MAXAMUUD. MAXUUSE.KAGA BADALAN. YAHAY. RAGAAN??????

[9/1, 3:24 AM] Cali Sheekh: 1/9/2018. Hadaba waa kuma. Ali sheikh. Maxamud. Ali waa nin Aqoon Yaqan ah somaray ciidamada kana garay darajada sargaal sare. Waa nin Abniga soo bartay.

Waa nin. Muda dheer ganacsiga ku jiray. Oo Hantiila ah caana ka ah. Esta Afrika degan Banadir ganacsina ku leh. Sidas si lamid ah xafis ganacsi ku leh.

Wadamada asiya qaar kood Waa nin 10 bankaan sano siyaasada Somalia ku jiray. Waa nin. Lagu xanto madaxweynahii qarsoonaa xigii dowladii mudane Xasan Sh waana nin Xog ogaal u ah. Banadir &Bulshada dagta . Oo aan marna ka bixin dal waa nin awood siyasadeed & mid bulshe ku dhax leh somalia.

Waa nin wax badan ka badali kara Banadir waa nin ixtiraam&ciso ku leh Bulshada somaliyed Waa nimaan eed ka galin Bulshada somaliyed & shaqsiyaad midnaba Waa nin caan ku ah faraxsanaan & furfurnaan&kaftan badan Waa nin. Aad u rowr sada. Oo aan deg degin waa nin taageero. Siyasadeed &mid Beeleed&mid Bulshadeed in taba leh.

Waa nin aad ula soo shaqeeyey dhamaan dowladahii somaray dalka laga sobilaaba dowladii Siyaad bare raxima lah Kuna ad adkaay shaqadiisa. Weligiisna. Aan dowlad mucaradin oo jecel dowlad nimada qabiilna aan shuqul ku laheen Waa. Nin Nabadoon ah. Una hiiliya bulshada midkeeda danyarta ah ama tabaleysan Kuna dhaqma diinta islamka.

Waxaan isleeyay. Waxa loo hadal haayo. Ama lagu ogyahay. Waa xogtaas &wax badan oo aniga xataa anan hayn. Laakiin waxaa Hubaal ah in ladareemaayo. isbadal dhab ah oo ku yimaada gobolka Banadir &xanuunkaan Ragaadiyey.

Mudo dheer gobolka Waxaan weliba is leeyahay. Hadii la magacaabo Waa markii ugu horeysay. La gartay in Banadir wax laga qabto. Oo Daacad wadani nimo &daryeel Bulshaba. Loo dhaqaaqay cida ku dhiirataa waa cid somalia. Bal dahab ah ka galeyso Oo aan weligeed aan la iloobeyn waa hadiiba aay timaado. Aragtidaas. Ama magacaabidaas. Waxaan dowlada hada jirta kula talinayaa. Waxaad heleysaan.

Tagerada. Bulshada Banadir & siyasiyiin badan oo wax ku ool ah waxaad na noqoneysaan dowladii ugu horeysay Ee Banadir wax ka qabato. Abniga, horumar,deganan, siyasad &midnimo somalia waa guul & sumcad aay heshay dowlada hada jirto laakiin waa hadii Rabigeen ku hanuuniya Wax badan ayaa laqaldamay Oo lagu mashquulay in koox ama shaqsiyaad madaxda. Ku dhawdhaw.

Qof aay wataan loo magacaabo. Lixbil kadibna. La hungoobo Oo la ogaado khaladka. Lagalay Waxaan ku talinaa arinkaan. Aad halo fiirsado waa iga talo wadininimo &mid dal jaceyl. Wabilahi Towfiq. Inshallah kheyr

Cali Sheekh: MAXAA LAGU DOORTAY. RAGAAN. MAXAASE. LOO HADAL HAYAA MUDANE. ALI. SHEIKH. MAXAMUUD. MAXUUSE.KAGA BADALAN. YAHAY. RAGAAN??????

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.