Home Afsomali Maxaa lagu xasuustaa nabdoon rajo soo celiyihii soomaaliya Eng Maxamed Xuseen rooble...

Maxaa lagu xasuustaa nabdoon rajo soo celiyihii soomaaliya Eng Maxamed Xuseen rooble ?

Maxaa lagu xasuustaa nabdoon rajo soo celiyihii soomaaliya Eng Maxamed Xuseen rooble ?

Qodobada lagu xusuusto Waxaa ka mid ah howlihii lagu diirsaday ee uu qabtay Nabadoon Raysal wasarihii hore e dalka Eng Rooble Maxamed in uu Badbaadiyey  qaranimada dalka Xili uu burbur iyo dagaal qarka u saarnaa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay  golihii wasiirada Xilgaarsiinta markiisii ugu horeysay Xildhibaanaduna si aqlabiyad leh .

(1) dalka inuu kabad badiyayy dagaal sookeeye   Mudo kororsigigi ka hor yimid  Is hortaagii mudo kororsiga iyo nabaadeyntii kooxdii badbaado qaran iyo Xukuumadiisii

(2) inuu qabtay doorasho loo dhanyahay oo maamul goboleed yada & saamilayda siyaasada bulshada rayidka Ah & beesha caalmaka qayb kayiihiin

Is hortaagii Xildhibaanadii lagu soo doortay garba haarey ee aan sharciga aheyn

(3) xukuumada madaxda u yahay sidii ay ugu  istaagay gurmadka Abaaraha & masoobiyinka  kadahacay fatahaadi wabiga & dabkii kakacay suuqa harhagaysa Is hortaagii doorashadii fahad yaasiin ee Xildhibaanimo

Soo celintii Xiriirka Xum,aaday ee beesha caalamka sida. Kenya.  Jabtuuti . Imaaraadka . Masar. Sacuudiga. & dalakale oo badan

(4) dhaqaalihi horamarinta ee ka xanibnaa soomaaliland inuu. Ufaxaay  $11.7 milyan oo ku jirta xisaabta dowladda

(5 )  Ra’iisul Wasaare Rooble oo bilad siiyay Qalbi-Dhagax iyo Magdhowgiisii

(6 ) Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda  federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxaa kale oo lagu xasuustaa kala diristii  Guddiyaddii doorashada dadban , isagoo uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen Waajibaadkoodii.

ugu danbayn Rw hore waxaa lagu xasuustaa wax qabad badan oo Aan lagu soo koobi karin qoraal wuxuuna naga mudan yahay Ama uu Astaahilaa bilada nadabada Aduunka nobal beice bareis soomaaliya guul qore garaad qaamuus

Waxqabadkii Raiisal wasaare roob ayaa ah mid aan qoraal lagu soo koobi Karin runtiina la iskama indhatiri karo waxaan qormadeyna ku soo koobeyneyaa intaa

Qore Garaad Qaamuus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.