Home Afsomali Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada maamulka Puntland

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada maamulka Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada maamulka Puntland.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga guud, Xaalada Abaaraha, Dibu-eegista Mashruuca JPLG ee degmooyinka, Hirgelinta Hanaanka Qiimaynta iyo dabagalka (PEMIS), iyo Xaalada dadka Nugul (Caruurta, Haweenka iyo Naafada).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Warbixin ka dhageystay Xubnaha Golaha Wasiirada, isaga oo ugu baaqay inay dar dar geliyaan Shaqada ay u hayaan Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.