Home Afsomali Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta mid kamid ah kulamadooda caadiga ah waxaa ay ku yeelanayaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa xalay Xildhibaannada ku wargeliyay inay soo xaadiraan kulanka Maanta, kaas oo ajandihiisu yahay .

1. Dhameystirka Ka doodista Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka

2. Ka doodista Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Korantada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.