Home Afsomali Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Arbaco ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin:

  1. Dhaarin Xildhibaan Cusub Dr. Maxamed Sheekh Axmed oo Maalin ka hor loo doortay kursigii uu horay ugu guuleystay Fahad Yaasiin balse loo diiday.
  2. Dhameystirka Warbixinta Alhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka
  3. Ka doodista Warbixinta Akhrinta 2aad Hindise Sharciyeedka Dhowrista Maalgashadayaasha iyo Maalgashiga

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa weli horyaalla ajandayaal dhowr ah oo u baahan inay ka doodaan kadibna ay ansixiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.