Home Afsomali Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq?

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq Mohammed Shia al-Sudani.

Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq.

Madaxweynaha waxa uu ka mahad celiyay dowladda Ciraaq deyn ta ay ku laheyd Soomaaliya 67% in ay ka cafiyeen. Waxaana labada dhan isla garteen soo nooleynta heshiiyadii hore uga dhaxeeyay Soomaaliya iyo Ciraaq.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka codsaday dowladda Ciraaq inay Soomaaliya la wadaagaan khibradooda ku aadan la dagaalanka waxa loogu yeero aragagixisada madaama ay guulo wax ku ool ah ay ka gaareen dagaaladii ay la galeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.