Home Afsomali Meherkeedu waa 700 kun doolar iyo gaari qaali ah Fanaanad lagu...

Meherkeedu waa 700 kun doolar iyo gaari qaali ah Fanaanad lagu magacaabo Daariq Nimir

Meher keedu waa $700,000.!

Caa’isha Al-jabal waa fannaamad reer Suudaan ah,  ayaa maalqabeen Suudaani ah laguna magacaabo Daariq Nimir, wuxuu ku mehersaday lacag gaaraysa $700,000 ( Toddobo boqol oo kun oo dollar), iyo gaari land cruiser ah model-kii ugu dambeeyay. Yacnii waa lacag ku dhow 1 milyan oo dollar!

Ma jirtaa gabar Soomaliyeed oo lacagtaas lagu mehersaday?

Nada al-qala iyadana sidaan ayey rabtaa ee ragii doonayey maxaa xal u ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.