Home Afsomali Meydad ajaaniib soo caariyey oo lagu arkay xeebaha furan ee Muqdisho

Meydad ajaaniib soo caariyey oo lagu arkay xeebaha furan ee Muqdisho

Ilaa iyo Meydadka Labo Ruux oo Caddaan ah Dadkuna ay ku sheegeen in ay yihiin Dalxiiseyaal ayaa laga helay Xeebta Degaanka Gandershe ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Meydadka ayaa u eg kuwo ay badu soo tuftay oo aan jirdil iyo dhaawacyo loo geystay.

Goobjoogayaal dadka deenka ah ayaa aheegay in meydadka baaray dharkooda lagana helay dahab fara badan iyo lacago waxaana loo maleynayaa in ay dhalasho ahaa ka soo jeedaanwadamada reer yurub

Waxaa suurtagl ah in ay kalumeen doontii ay saarnaaayeen sidaana ay badda ku qaraqmeen

Xerbaha iyo xuduud beenaadyada dalka ayaa ah kuwo u furan cid kasta sida ciidsmo shidheeye faxiidayaal iyo cid kasta oo dooneysa in ay gasho ciida somaliya fan kasta haka lahaatee.

Weli ma jirto cid ka hadashay xaga masuuliyiinta dowlada ee waqtigeedu dhamaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.