warqad internetka la soo dhigay ayaa lagu qoray in milkiilaha shirkada hormuud looga yeeeray maxkamada gobolka qeybta madaniga
warqada ayaa lagu sheegay in arimo dhul dacwadu la xariito manacada in ay ka soo baxday xafiiska ku qoran oo ah xafiirka Xeer ilaalinta looguna yeeray dadka dacwadu kala dhaxayso ee Guryaha Baariyow si ay uga gar baxaan dacwad uu ku soo oogey Baariyow Cabduqaadir Baariyow