Home Afsomali Mudug iyo Galgaduud oo u baahday Dib u heshiisiinta Awood qeybsiga loo...

Mudug iyo Galgaduud oo u baahday Dib u heshiisiinta Awood qeybsiga loo dhan yahay

War Deg Deg ah. Reer mudug ayaa ka soo hor jeestay. Dhismaha  mamulgobaleed.

Nabadeyn ayaan wadaa nina waa wadanaa

Qoraal ay soo saareen qaar ka mid ah bulshada Mudug ayaa lagu xusay digniino iyo cabashooyin dhow ah wuxuuna u qoraa sidaan

Galmudug  sida  loo wado & faragelinta  aan dastuuriga aheyn ee  dowladda waddo. Waxayna sabab ugu dhigeen aas aaskii Galmudug   waxaa loo qeybsay. Mudug & galgaduud.  Reer galgaduud. Waxaay qaateen.              1)gudoomiya barlamanka & ku xigeenadiisa.                                         2)Madaxweyne kuxigeenka               3)caasimada.                                        4)Kumeelgaarka caasimada &fadhiga barlamanka.                       5)dhamaan goglaha dhismaha Galmudug.   & dhamaan tiraahdaa cidanka qalabka sida&kuxigeenadooda marka laga reebo taliya qeybta.  

Gobolka Mudug  waxaa u haray Madaxweyne  kaliya asoo uturaayo una tana sulay shacabkiisa & ay dhisanto dowlada Galmudug waana ku qanacsanaa  laakiin hadda waxaan aragnaa in halkii xubin ee gobolka muduglahaa in dhaxda lasoo dhigay oo musharaxiin reer galgaduud ah ay soo sateen qaan aan weliba dareensanay in dowladu wadato oo aan weliba lala gaban & qaar cayaarta lagu qurxinaayo si aay ay mucarad & muxaafid rajo ugasho laguna qaldo CAALAMKA AMA DEEQBIXIYAyaasha. 

Qlooyinkana eysan u qeylin lana rabo in jaranjaro  laga dhigto. Hadaba rer mudug waxey ka digaayaan. Yaan lakala goynin mudug & galgaduud oo  sida hadda wax loo wado  yaan lagu qaldamin  ha laga joogo inta goori goortay ama aysan fashilmin nadaamka Galmudug wax looga dhisaayo oo  hadda bal marsan  wax qeybsigii labada gobal & dastuurka dowlad gobaleedka Galmudug.  & weliba aas aaskii lagu dhisay Galmudug.

Waa digniin culus yaan la dhayalsan oo had how laga shalaayin kala go’a labadda gobol midnimadooda fiira gaar ah.

Wargaradka habal gidir. Ha ogaadeen  beri Markey wax dhacaan ama arinkaan xumaado yaan leysku eedin leysuna sheegan walaalnimo  hadda dan laga doortay      hadaba yaan dareen la ‘aan idiin galin  akhyaartii hobyo lagu doortayna ha ogaadeen dhiiladaan reer mudug     dowladda aad hadda u sacbineysanna waqtigeeda waa gabaabsi  waxa isusoo haraayo  waa isma hurto ee yaan let’s haleeynin. Wabilaahi towfiiq    waxaa diyaariyey wax garadka gobolka mudug.  & dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.