Munaasibad balaaran oo beesha habargiri soo dhweyn ugu sameyneysay boqor cusmaan ow maxamuud buur madow ayaa lagu qabtay magaalaga Muqdisho
Martiqaadka hadimo sharafeedkah oo ay dhigtay beesha habar giri ayaa waxaa ka soo qeybgalay xuldhibaano siyaasiyiin xubno kakala asocday golaha hogaanka beesha habargiri culumaaudiin siyaasiyiin ganacsato dhalinyaro haween qaar ka mid ahaa haraadgii hogaamiye kooxeydyadii Muqdisho iyo badbaado qaran xuubno ka socday iyo marti sharaf kale oo munaasibada lagu casuumay
Intii ay soctay marti qaadka soo dhaweynt ah ee loo sameeyey boqor cusmaan oo W maxamuud buur madow ayaa waxaa ka dhaxmuuqday fanaaniinta koxda hobolada waaberi ciyaartoyda hidaha iyo dhaqanka
Masuuliyiintii madasha ka hadashay ayaa ku dheeraaday falanweynta iyo waxqabadkii boqor buur madow oo ay ku tilmaameen halyaay somaliyeed oo mudan in amaantiisa goobkasta laga sheego.
Waxaana la gudoonsiiyey abaalmarino iyo hadiyado kale oo qaali ah waxaana hadaladoodii ka mid ahaa
Dhanka kale boqor buur iyo iyo wafdiigiisa oo munaasibada ka hadlay ayaa ka mahadcekiyey qaabka ayvu dhacdayvsoo dhaweynta weyn ee loogu sameeyey.
Masuuliyiintii madasha ka hadashay iyo kuwii ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa
Iimaam cabdulaahi khaliif rooble
Afhayeen nabadoon cabdinuur axmed diiriye Cali
Gudoomiye cabdullle cali wehliye
Janaraal sh yuusuf Maxamed aiyaad indhacade
Xusen Maxamed faarax ceydiid
Xusein wehliye cirfo
xildhabaan furux
Xildhibaan mahad salaad
Xildhibaan warsamed Joodax
Iyo kuwo kale