Home Afsomali Munaasibad kheyre lagu taageeray iyo Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha ururada dhalinyarada...

Munaasibad kheyre lagu taageeray iyo Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha ururada dhalinyarada oo dalbaday in dalka 4sano kasta doorasho ka dhacdo

Ururada dhalinyarada Somaliyeed oo Muqdisho ku qabtay Munaasibada taageerida tanaasulka iyo iscasilaada rw xasan cali kheyre.

Munaasibadaan oo aheyd mid so aad ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay


Qeybaha kala duwan ee ururada dhalinyarada dalka haween iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Waxaa ka soo qeybgalay munaasibada taageerada ah madaxda iyo masuuliyiinta ururada dhalinyarada somaliyeed oo aragti mideysan ma qaatay go.aankii rw Xasan Cali kheyre oo ay soo dhaweyn ma sokow taageeray waxayna ku baaqeen in bulshada loo tanaasulo maadaamada xilku yahay meerto .
Waxayna rejeeyeen in laugh daydo rw Xasan Cali kheyre

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Harka nabada
Ururka horunarinta dhalinyarada gobble banaadir ayaa ka mid ahaa ururadii ka qeybgaoay

Ururka dhalinyarada Awood qaran siyaad Maxamed xuseen Ayaa soo dhaweeyey waxqabadkii xasan cali kheyre oo uu ku tilmaamay mid ku dayasho mudan laguna gaari karo hiigsi iyo horumar dhankastaba leh

Ururka dhalinyarda badbaado Maxamed Adam sayid ayaa si La mid ah uga hadlay taageerada iyo soo dhaweynta

Ururka dhalinyarada xuquuq qaran cabdirisaaq Maxamwd yuusuf xusay in dalku u baahan yahay waxqabadkii Rw xasan Cali kheyre
Dhanka kale wuxuu sheegay in si sharci dark ah xukuumadiisii lagu riday balse dalku u baahan yahay in 4sano kasto dalka ma dhacdo doorasho.

Ayaanle Axmed.xasan cusmaan yuusuf

Luul Maxamed sh cismaan oo munaasibada khudbad dhinacyo badan taabaneysa ma Jeremiah Ayaa ka sheekeysay waxqabadkii lama iloobaanka ahaa isla markaana ay ku qanceen inta badan bulshada somaliyeed waxayna ku tilmaantay taariikh aan horey u dhicin
Waxayna ka digtay in dalku ahaado mid aan doorasho ka dhicin
Taasoo ay sheegtay in ay tahay mid aan loo dulqaadan Karin
Waxayna ku dhawaaqday in ay tahay murashax xildhibaan fadaraalka
Xaawo xaaji cumar ayaa sharci dark ku Tillmantaya kalsooni Kala noqoshadii baarlamaanka

Munaasibada ayaa is qabsaday khudbooyinka wata sacabka iyo buraanburka aan kala joogsiga laheyn

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.