Munaasibad lagu xusaayey Maalinta caalamiga ah ee 2 saptembar ee ka hortaga danbiyada loo geysto saxaafiyiinta caalamka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho iyo baroordhiiq loo sameeyey cabdifataax Qeys oo i6kii bishaan qarax ismiidaamin ah ku geeriyooday
Musaanibadaan oo ay soo qaban ururada sama fasoj ayaa waxaa ka soo qeybgalay saxafiyiin ka kala socday qeybaha kala duwan ee warbaahinada dalka masuuliyiin warbaahineyd waxaana sidoo kale ka soo qeybgalay madaxa xiriirka warbaahinta madaxa banana iyo warbahainta dowlada Cabduqaadir maxamed Cade iyo masuuliyiin kale .
Dhamaan madaxdii iyo masuuliyiintii madshada ka hadashay ayaa ka hadlay ka hortaga tacadiyada loo geysto saxafiga iyo in la dhowro shareaftiisa loona madax baneeyo howlihiisa warbaahineyd iyo sida ay uga xun yihiin geerida ku timid agaasimihii tv ga Somalicable marxuum Qeys oo ay ugu duceeyeen jano iyo danbi dhaaf.
Kulanka oo ahaa la munasibadood oo is dulsaaran ayaa la isku afgartay dhamaan qodobadii looga hadlay waxaana ay ka qaateen aragti mideysan oo loogu daneynayo saxafiga iyo howlaha horyaal