Home Afsomali Full VIDEO Munaasibada taageerida iyo garab istaaga nabadoonka guud ee Bulshada Xamar...

Full VIDEO Munaasibada taageerida iyo garab istaaga nabadoonka guud ee Bulshada Xamar iyo Xamar daye oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Dabaal lama dabi karee nin walbow duqaaga ka danbeey

Munasibadan oo ahyed mid loogu cusbooneysiinmaayey isl markaana lagu taageerayey  nabadabadonka  xamar iyo xamar daye oo in ka badan 40 sano soo ahaa nabadoon buuxa kana  mid ahaa duqeyda dhaqanka beelaha duule mataan ama mataan Cabdulle kaasi oo mug iyo miisaan culus ku dhax leh beesha Mudubood iyo guud ahaan beelaha Soomaaliyeed  Xaaji  Xasan Cali Maxamed Xasan ceegaag ayaa lagu qabtay deegaanka Cadaad kalaale ama rati weyne dagmada yaaqshiid  ee magaalada Muqdisho

Waxaan ka soo q eybgalay Odoyaasha dhaqanka culumaau diin indheer garad  dhanlinyaro Ciidamada qalabka sida haween bulshada qeybaheeda kala duwan dadka deegaanka rati weyne barbaarta gaashaaman kooxda fardooleyda iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay caleemo saarka nabadoon Xasan Ceegaag

ka qeybgalayasha munaasibada Caanashubka nabadoon Xasan Ceegaan ayaa waxay isaga kala yimaadeen muqdisho iyo labada shabeelle iyo dagmooyinka u dhow dhow taasi oo mudo dheer qabanqaabadeedu socotay dadkuna ay wada sugayeen .

Dhamaan masuuliyiin ka soo qeybgashay Hadalo iskuugu jiraycodsi  dardaaran soo dhaweyn iyo duco iyaga oo hogo tusaaleeyey qaabka qaabka ugu haboon ee uu bulshada dooratay wax ugu qaban karo

Waxayna Ka soo  soo sheekeeyey waxqabadkiisii intii u ku jiray xeendaabka nabadoonada

Caaqil Xasan Cali Sami ayaa guntii iyo gunaanadkii xaflada lagu caleemo saarayey ku soo gabagabeeyey hadalo iskuugu jiray duco iyo dardaaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.