Home Afsomali Muqdisho dabka kacay guri ay daganaayeen oo ay ku geeriyoodeen 7 qof...

Muqdisho dabka kacay guri ay daganaayeen oo ay ku geeriyoodeen 7 qof oo isku qoys ahaa

innaa lilah wa inaa ilayhi rajicuun xalay abara 1 dii ama todaba saac waxa dab qabsaday guri ku yaala degamda yaqshiid agagarka saldhiga degamada kaas oo aay ku dhinten 7 qof oo hal qoys ah waa geeri naxdin leh hoyo shan canug ay dhashay iyo gabr marti u ahayd ayayy ka koobnayeen waxa xusid mudan mamada inta ay kasoo baxday dabka ayay mise ku labatay ayadoo ilmahayga miyaan katagayaa dhahaysa kadibna uu dabkii qabsaday dhamantidna halkaa kuwada geriyodeen qoyska waa qoys sabool ah cidii aska ka qaybqadan karta ha u soo gurmado insha alah abihii rerkana waxaa soo garay gubasho oo hada cusbital ayuu yaal ogaalna malaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.