Home Afsomali Muqdisho dad lagu qabtay hilbo bini aadam oo sheegay in ay AMISOM...

Muqdisho dad lagu qabtay hilbo bini aadam oo sheegay in ay AMISOM u soo dhiibtay

50
0

Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir ayaa Xalay waxa ay qabteyn Gaari Hilib wado kaas  oo Ciidamadu ay uga shakiyeen in hilibka uu yahay mid Bani’aadam.

Gaarigaan oo noociisu yahay Deyno ayaa la sheegay in uu wado Hilib aad u farabadan oo isbedelay,isla markaana uu uray taas oo keentay in Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ay ka shakiyaan.

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in Gaariga hadda lagu haayo Saldhiga Beri ee degmada Cabdul Casiis,isla markaana dadka watay ay sheegayaan in hilibkaan uu ka soo halaabay Ciidamada AMISOM ee ku sugan Qaybo Ka Mid ah G/Shabeellaha dhexe,iyaga oo doonayay in Xamarweyne ay ku iibiyaan.

Laamaha Amniga oo hilibkaan Gaariga saaran uga shakisan in uu yahay Mid Bani’aadam ayaa haatan baaritaano ku haaya.

Ma .aha markii ugu horeysay oo magaalada Muqdisho laga maqlo wax aanan jecleysan dhagaha dadka Ku Dhaqan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here