Home Afsomali Muqdisho Ganacsade Xasan Xaaji Yarow oo kooxo hubeysan iskuugu dareen dil iyo...

Muqdisho Ganacsade Xasan Xaaji Yarow oo kooxo hubeysan iskuugu dareen dil iyo dhac Mobile

Ganacsade Xasan Xaaji Yarow oo kooxo hubeysan iskuugu dareen dil iyo dhac Mobile

dhacdadaan ayaa ka dhacday agagaarka inta u dhaxeysa haaanta dheer ee Excontrol Afgooye xili uu halkaasi marayey Marxuumka la dilay oo la sheegay falka lagu dilay ay ka danbeeyeyy rag hubeysan oo ku labisan dareysdka dowlada

dilka ka hor ayey kooxdaan ka qaateen mobilkiisa gacanta ka dibna halkaa ayey ku toogteen ayuu yir mid ka mid ah dadka deegaanka oo somalisan wax ka weydiisay dhacdadaan oo ah mid ku soo noqnotay halkaa dilkaan loo geystay ,Xasan Xaaji ayaa dadka deegaanku aad uga xumaadeen waxaa ayna sheegeen in aysan jirin goob looga dacwoodo iyo cid wax ka qabanayesa intabada

qaar ka mid ah qoysaska dagan jaamaca gaheyr ayaa cabasho ka muujiyey qalalaasaha iyo dilalka salka ku haayo aano qabil oo inta badan galaafta nolosha dad aan waxba galabsan

deegaanka haanta dheer ayaa ka mid ah meelaha ugu halista badan waxana la sheegay in ay dagan yihiin kooxo caadeystay dilka dhacay iyo kufsiga haweenka waxaa ayna ka qeybqaataan dagaalada u abaabulan qaab qabiileyd oo inta badan sabab ahaan lagu sheego isku qabqabsi dhul

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.