Home Afsomali Muqdisho kooxo hubeysan oo toogtay haweeney ka dibna baxsaday

Muqdisho kooxo hubeysan oo toogtay haweeney ka dibna baxsaday

Dabley Bastoolado soo qarsaday ayaa goor dhaw toogasho ku dilay Mid ka mid ah haeenka nadaafada gudaha  degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir

Shamso Xaaji ayaa dableydu toogaeen oo ka tirsaneyd haween badan oo xaga nadaafada dagmada u qaabisan kooxda  oo  bastooley aheyd ayaa markii ay falka dilka ah geysteen  goobta ka baxsaday.

lama oga sababata loo dilay shamso iyo cida ka danbeysay dilka  waxaana uu dilkeedan qeyb ka noqonayaa dilal is xig xigay oo waayadii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Mudooyinka danbe waxaa nadaafada magaalada ka qeybqaadanayey haweenka danyart ah kuwaas oo dagmooyinka Gobolka Banaadir laga siiyo raashin ama inyar oo aan ku fileneyn waxayna toos u bedeleen shaqaalihii dowlada hoose ee loo yaqaanay isbisiin

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.