Home Afsomali Muqdisho Nin isku meel ku dilay laba Wiil oo la...

Muqdisho Nin isku meel ku dilay laba Wiil oo la dhalatay iyo Xaaskiisa, Ka dibna isagii isqaarajiyey

Degamada Wadajir ee gobalka Benadir qayb  Ka mid ah Waxaa ka dhacay  dil aad loola yaabay .

Dhacdadaas ayaa Ia  sheegay in ay Rabay Mid Tool xun ka dib markii  Nin  uu dilay laba  Wiil  oo la  dhashay , iyo Xaaskiisa, Ka dibna waxaa La shegay in uu is dilay.

Arintaan ayaa noqotay mid Argagax Leh  oo Cabdi gelisay Qooyskii uu Ka soo Jeday.

Xaafada xaawa Goday sidoo kale, wararka ka  imaanaya ayaa sheegay in Dilku uu gaaray 5 ruux Laga gebdhood, Laba will iyo asiga oo is dilay.

Mar qura ayeey geeriyoodeen afartii qofood oo guriga kusugnaa oo rasaasta kufuray kuwaasi oo kala ahaa sadex walaalihiis ah iyo Xaaskiisa.

 Ninka dilka geystay ayaa magaciisa lagu sheegay C/qaadir Caddaan, waxaana dadka uu dilay lagu kala magacaabaa Xaawo Maxamuud Caddaan oo ah Walaashiis, C/llaahi Maxamed Yalaxow iyo Maxamed Tuur-yare oo ay Ilmo Adeer ahaayeen iyo Xaaskiisa oo lagu magacaabo Xaliimo Xuseen Cali Kowshe, intaas kadib ayaa la sheegay in isagana Istoogtay ninka dilka fuliyay.

Lama oga sababta ka dambeysay arintan waxayna laamaha amaanka sheegeen iney Baarayaan falkaan naxdinta leh ee ka dhacay Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Ma jirto Faah Faahin ay Bixiyeen Maamulka Gobalka banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.