Home Afsomali Muqdisho waxay maree in dhulka hoostiisa cabsi darteed loo galo iyo arimo...

Muqdisho waxay maree in dhulka hoostiisa cabsi darteed loo galo iyo arimo kale fadlan sii aqri

Warar xiisa leh. Kadib markii ay dhacday. in aay labada shabelle ay ka soo baxeen ciidanka XDS. isla markaasne aay. Soo bateen warar sheegaayo in ay magaalada xamar soo galeen xarakada alshabaab.

 

Kana bilaabeen shirar qarsoodi ah Oo ay la yeesheen bulshada . Ayagoo bilaabay in aay aruuriyaan dhaqaale. Una shegen dadka in magalada dagal ka bilaabayaan mar dhow Wararkaas markii ay dhaceen. Ayaa. Xarunta UN ka Ee xalane.

Waxaa ka bilaabatay in aay ka baxaan. Diplimacy. &madaxda sarsare Ee shaqalaha UN ka Shaqaallaha caadiga ahna.lagula taliyey Dhulka hoostiisa in ay galaan looguna diyaariyey cuno. Ku filan 48saac haddii ay wax dhacaan Warar aan la hubin waxaay intaas ku daraayaan. in diplomacy inta Turkish & UN ka aay lacag laaluush ah siiyaan xarakada al shabaab.sanad walba lana dhafay xiligii wax bixinta. Kadibna ay katimid hanjabaad xarakada al shabaah.

saas darteed ay keentay qaxa Hadaba hadii xalane meshaas mareyso. Dowladiina ay ciidamadeedii ay cabasho mishaar la,aan ah u sameeyeen gadood &in ay ka soo baxaan agagii dagaalka.

Waxaase arin la la yaabo ah ayadoo arinkaas jiro in wasaradda maliyada ay ku faanto kobac dhaqaale & in ay soo xereeyeen cashuur badan khasnada dowladana aay buuxdo waa labo arin oon is qaban kaaf &kala dheeri. Laakiin keebaa run ah. Cabashada ciidanka.?? Mase faanka w/maaliyada??. Jawaabta.

Dhanka kale agagaarka is goyska boondheere waxaa isku darmay qeyla dhaan dhiilo iyo oohin ka dib markii la geeyey meydadka laba nin oo lagu dilay siinaay waxayna u dhinteen dhaawac risaas gaarigii ay wateen lala beegsaday

Dhaawaca oo mudo aan la qaadin ayaa xili danbe oo ay dhiig baxeen loo qaaday ispital  hase yeeshee labadiiba nasiib daro wadada ayey Ku geeriyoodeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.