Home Afsomali Muqdisho will hooyadii oo 70jir ah tooreey ku dilay

Muqdisho will hooyadii oo 70jir ah tooreey ku dilay


Wiil lagu magacaabo Cabsiiye Cadaan ayaa Hooyadiis ku dilay degmada Kaaraan, waxa uuna dilka Hooyadiisa u adeegsaday Tooreey.

Wararku waxey sheegayaan in dilkaan uu yimid kadib markii wiilku uu Hooyadiis ka dalbaday in ay u iibiso Boos dhaxal ah balse ay ka diiday.

Sidoo kale waxaa dhaawac uu soo gaaray laba wiil oo kale oo mid kamid ah ay walaalo yihiin. Ciidamada amniga ayaa dhaawacay ninkaan hooyadiis oo 70 sano jir ah dilay kadib markii uu diiday inuu is dhiibo

Ugu dambayn caawo ayuu Toorey nafta ku dhaafiyay, isagiina hadda Booliska ayaa xiray isaoo dhaawac ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.